Qeexid

"Meel dhir badan oo jiq ah."

Qeexid Xigta

Dab, webi, bad iwm agtooda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuun oo kali ah:
  • Tuulada Cuun ayaa waxay ka tirsan tahay gobolka Nugaal, waxayna u jirtaa magaalada Garoowe 73Km, waana tuulo beero leh.
  • Cudurrada habkaan ku iman kara waxaa ka mid ah cagaarshow, daacuun, shuban, dabadhiig, tiifow, ameeba, iwl, oo ah kuwa laga qaado nadaafadxumada cunnada iyo biyaha.