Qeexid

"Qori caraf udgoon leh oo la shito."

Qeexid Kale

Nooc ka mid ah cayaaraha dhallinyartu dheesho oo qori yaryar lagu faniijiyo, kaddibna inta ay yoolka u jirto lagu xisaabtamo. 4. ld cood.

Qeexid Xigta

Jiriir badar oo aad loo yaryareeyey; xanbab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuud oo kali ah:
  • Socdaalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ku wehliya qaar lamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka oo la sheegay in ay gaarayaan ku dhawaad 10-Xildhibaan,kuwaas oo Gudoomiyaha kala qeyb shirkaas la sheegay in uu ka dhacayo Wadanka Sucuudiga.
  • Boqorkii sacuudi carabiya ee Fahad, waxoo ahaan jiray boqor iyo raiisul wasaare oo loo doortay sanadka marka oo ahaa 1982ii, waxoo dhintay 2005ta, Kadibneh waxaa bedelay Cabdullahi bin Cabdul Casiis Al Sacuudi.