Qeexid

ld cutush.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuti oo kali ah:
  • Sidoo kale, Xoghayaha Fulinta (executive secretary) waxa hoos yimaadda shanta gudoomiye degmo ee shanta qaybood ee magaalada.
  • Wadamadda qaarkood dawladda waxa badanaa loo arkaa inay ka kooban tahay golaha fulinta (executive body), golaha baarlamaanka (parliament or legislative body) iyo hayada sharci fulinta (judiciary body).