Qeexid

"Wax aan weli la isticmaalin ahaansho."

Qeexid Kale

Cir, wax roob laga filayo ahaansho.

Qeexid Xigta

Wax jiritaankiisa markaa ugu horreyso ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cusub oo kali ah:
  • "hadii wax aqoonsada la waayo waan iska duugeynaa Inshaa Allaah laakiin waan baadi goobayenaa intii macquul ah koley meydkii waa mid cusub." ayuu yiri Imaamka Masaajidka.
  • Maxamad Dheere oo u digey reer Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb "Maxamed Dheere" Gudoomiyaha cusub gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay xilkaasi dhawaan dowlada ay u magacowday.