Qeexid

Wax miisan ku kordhin.

Qeexid Xigta

Arrin xalkeeda adkayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuslee oo kali ah:
  • Dadka waxaa cusleeyay qof walba naftiisa, iyada oo la watay wixii gaadiid la heli karo; Awr, Dameero iwm.
  • Waxaa sii cusleeyay dhibka baabbi’ii ka yimidd Idaacadihii dalka ee Radio Muqdisho iyo Hargaysa.