Qeexid

eeg culus. ld culays, cuslaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuslaan oo kali ah:
  • Dastuurka waa sharcigii ugu sareeyay dalka, haddii “Proof-Reading” oo dhab ah lagu sameynin, khaladaadka kale ee soo baxa oo ay ka cuslaan karaan kuwa aan kor ku sheegay, yaa loo saari doonaa?
  • Wax la yidhi, nin dhega cuslaan lagu xanto, ayaa guri cagta xaawaleydu ku badan tahay duleedka ka soo maray.