Qeexid

"Wax, wax kale ku tiirsan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuskan oo kali ah:
  • Al-qamidi waxa uu hadalkiisa u cuskanayay aayado qur’aan ah iyo gabayo Af-carbeed lagu tiriyay, iyo weliba khudbado ka mid ah kuwa culimada ugu waaweyn dunida Islaamka.
  • Dadka inta soo dhaweysey waxa ugu weyn ee arrinkaasi u cuskanaayeen waxa ay ahayd iney aaminsanaayeen in uu meeshan madaw wax badan ka beddeli karo.