Qeexid

"ld cuskasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuskad oo kali ah:
  • Suldan oo la hadlay saxaafada, isagoo carabka ku dhuftay in dilkooda ay u cuskadeen diinta Islaamka.
  • Xeer ilaaliyuhu wuxuu sheegay in Madaxweynuhu uu awood u leeyahay inuu xilka ka eryo ra'iisul wasaaraha, uuna u cuskado dastuurka dalka u dagsan oo ah.