Qeexid

"Budo midab hurdi ah leh oo qurxin awgeed haweenku u marsadaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cusbur oo kali ah:
  • Lacagtan oo la sheegay in habartii Soomaaliya la odhan jiray iyada oo cusbur ku soo iibsanaysa xaqu helay, iyada oo tarantay oo midhki doolarba ciyaal kale dhalay.
  • Sidoo kale, waxa iyana la filayaa in dhawaan la magacaabo wasaaradda garaabada, qaadka, qaxwaha mafrishyada iyo mirqaanka, iyo wasaarada cusburka iyo cilaanka.