Qeexid
Wax cusbadu ku badatay noqosho.
[-baaday, -baatay]
f.mg3Wax cusbadu ku badatay noqosho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (kiim.) Iskudhis ka kooban xidishe asiidh iyo mid beys, ama iskudhiska samaysma marka biri la falgasho asiidh ee haydarojiinta si buuxda ama dhiman loo barabixiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax cusub ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Wax, wax cusub ka dhigid. ld cusboonaysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -laaday, -laatay
Qeexid: Wax culus noqosho.
Qeexid Xigta: Wax dhib leh noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cunto cusbo ku darid.
Qeexid Xigta: Harag cusbo marin.
Qeexid Kale: Ilmo, dabada cusbo kaga xoqid si loogu daaweeyo. 158
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Budo midab hurdi ah leh oo qurxin awgeed haweenku u marsadaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg cusboon. ld cusboo naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg cusboonee. ld cusboonaysiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg cusbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg cusub. ld cusayb (3), cusbaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cusbur marsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld cusboonee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld cusboonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld cusboonayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nooc cusbada ka mid ah oo dawo ahaan carruurta yaryar dabada looga xoqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax cusbo lagu daray ahaansho (cunto).
Qeexid Xigta: Wax cusbo la mariyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld isbitaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax, wax kale ku tiirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Qeexid: Wax aan weli la isticmaalin ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax jiritaankiisa markaa ugu horreyso ahaansho.
Qeexid Kale: Cir, wax roob laga filayo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -kaday, -katay
Qeexid: Ul, derbi, geed iwm tabaryari awgeed miciinsasho.
Qeexid Xigta: Fikrad ama qodob sharci xigasho.
Qeexid Kale: Eebbe miciin ka tuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]