Qeexid

"ld cusboonayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cusboonaysiin oo kali ah:
  • Christ Armstrong oo heshiiskiisii dhammaaday ma muuqato in dib loogu cusboonaysiinayo, halka Norway-jiyaanka Steffen Iversen uu ka cabanayo dhibaato kaga timi dhaawacyo ku soo noqnoqday, intuu uu u safnaa Tottenham.
  • Sidaas darteed, warbixintani waa mid hordhac ah, taasi oo la cusboonaysiin doono marka warbixinada laalani ay na soo gaadhaan, waxaana la soo saari doonaa warbixin dhammaystiran oo kama dambays ah, marka si buuxda loo dhammaystiro warbixinada maqan.