Qeexid

"ld cusboonee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cusboonaysii oo kali ah:
  • Aadan Madoobe, wuxuu sheegay in wasiirada dowladu aysan awood u lahayn inay dib u soo cusboonaysiiyaan heshiis uu diiday baarlamaanka Somalia, haddii ay dhacdana ay macnaheedu tahay inaysan Somalia ka jirin wax xukuumad ah.
  • Yamyam oo ka dhiidhiyay sanadguuradii 12 ee Kacaanka sanadkii 1980kii uu Madaxwaynaha yiri dib u cusboonaysiin ayaan ku samaynaa adeega Dawladda iyo howlaha qaran.