Qeexid

"ld isbitaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cusbataal oo kali ah:
  • Waxa kale oo dhismayaal lagu kordhiyey cusbataalka Laas-caanood oo hadda lagu daray laba qol oo waaweyni iyo weliba dayr lagu wareejiyey.
  • “Lama qiyaasi karo dhaawaca iyo sumcad xumada uu cusbataalka qaaxada Boorame soo gaadhsiiyey dadweynaha reer Boorame”sidaa waxa tidhi Sucaada Nuur oo ku hadlaysay magaca ururada haweenka.