Qeexid

"Qof labada lugood beelay."

Qeexid Xigta

Hawl socon waayday.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga curyaan oo kali ah:
  • Digsiyada agoontaba u jecel waxay dafaayaane Daymadaba midaan karin waxay dabatay Mooryaani Daadahdii curyaan gabay wixii shaarki laga diirtay Duhur galay dumaashiyo kufsigi wixi islaan dilantay Waayeel wixii dibir ku dhacay kaga habaar daadshay.
  • Xaaji Abuukar Cadaan ayaa ah nin waayeel ah oo waliba curyaan ah kadib shil baabuur uu galay, iyadoo marka uu shilka galayay gaariga uu la gadiyay wiilka uu dhalay ee haatan la isla qabtay.