Qeexid

"(-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay."

Qeexid Kale

ld curin.

Qeexid Xigta

(-syo, m.dh) Curiye kiimikaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga curis oo kali ah:
  • Dadaalkaasi wuxuu dhalay lix buug oo isugu jira cilmi-baaris afeed iyo curis suugaaneed.
  • Qaybta hore waa curis ka sheekaynaya waxa ay tahay gobannimadui guud ahaan, iyo gaar ahaan gobannimada ama xorriyadda iyo u-madax-bannaanida fikirka iyo aaraa'da shaqsiga.