Qeexid

"eeg curi. ld curis (3)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga curin oo kali ah:
  • Wuxuu hoos ugu daaddegey siyaabihii hormuudyadii hore ee maansadeennu ay wax u curin jireen iyo tabihii iyaga qudhooda ay bulshadu ku kala saari jirtey.
  • Haddaba curinta maansooyinkan ma carruurtaa is ka leh oo ay ku koobantahay?