Qeexid

curfi jirka oo dhan, waxaana keena cunitaanka cunno faasid ah oo wadata baktiiriya ama sun baktiiriya, ama sunta lagu laayo xasharaadka miraha iyo khudradda, amase sun kiimikaad: Pb, Hg (merkuuriyada). Astaamo: 1-24 saacadood kaddib markii la cunay cuntadii sumeysnayd waxaa la isku arkayaa: matag, shuban, calool xanuun iyo lallabo.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga curfi oo kali ah:
  • Dhamaan qoddobada aad xusteen ma waafaqsana go’aanka aad gaadheen, mana qumana in xoriyadda siyaasadeed ee ah inaan gudaha ururka iska soo sharaxo ay keento curfi xun oo liita oo aan waafaqsanayn xeerka ururka.
  • Deegaanka xijiyadu wuxuu leeyahay curfi gaar ah oo soo jireen ah, dawladda Puntlandna ay aqoonsantay.