Qeexid

"ld curdan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga curdin oo kali ah:
  • Sidaa dared, waa in xukuumaddu tixgalin siisaa ergada iskood isku abaabushay ee dhexdhexaadinta oo aan laga sugin in dimuqraadiyadda curdinta ah ee dalkeena ay badbaadiso dawlad aynu ognahay heerka ay ka taagan tahay dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadamaha.
  • Inta dheg yar oo dacar ah oo curdin ah la soo gooyo oo raran la ruubo ayaa sidiiyoo uu qofku indhakuulanayo uu isha u dhexmarinjirey.