Qeexid
Curdan gurasho.
[-saday, -satay]
f.mg3Curdan gurasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld curdansasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin.
Qeexid Xigta: Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld curdansasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg curdanso. ld curdansad, curdansi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid ciidan ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Roobka jiilaalka dhammaadkiisa da'a; garabcas. ld cordaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld curdan.

Qeexid: Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun.
Qeexid Xigta: Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]