Qeexid
Shimbir qoolleyda u eg kana yar.
Shimbir qoolleyda u eg kana yar.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Bisad ama mukulaal lab. ld curri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (-ro, m.l/dh) Buur yar; kood; gunbur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meesha ay dhudhunka iyo calaacasha iska galaan.
Qeexid Xigta: Lafta dheer oo gacanta ee u dhexeysa suxulka iyo jalaqleyda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dhudhun wax ku cabbirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg curcuri. ld curcuris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld curcurin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld curre.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Socoshada gaar ah haweeney gaboobtay oo butucsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-fiin/-fyo, m.dh) ld curraaf1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Cid sixrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye.
Qeexid Xigta: Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-fo, m.l) Neef ido ah dheddig oo laf yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld currafee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun.
Qeexid Xigta: Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]