Qeexid

"Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun."

Qeexid Xigta

Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cur oo kali ah:
  • Dhanka kale, fanka cusubi wuxuu abuuray in la curiyo lana adeegsado ereyo kooban oo leh murti aad u culus iyo qaafiyad iyo miisaan, iyada oo aan haddana maansoyahan la ahayn.
  • Nabadoonka cusub, ayaa waxa la sheegey in Aabihiis Allaha u naxariistee uu ka dardaarmey islamaraasna uu yahay Curadkiisa.