Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dhibaato weyn,"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuqubo oo kali ah:
  • Miyaanay cuqubo ahayn gabadhaa waxa ku dhacay, gabdho kale oo badanna haystaa?
  • Waxaan garawsaday in ay dalkayga hooyo taallo duudsi, gardarro, takoor, xaqiraad iyo cuquboba.