Qeexid

"eeg caaqil."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuqaal oo kali ah:
  • Kulankaan ayaa lagu martiqaadey dad ka badan ilaa Boqol qof kuwaas oo isugu jirey Issimo, cuqaal iyo waxgaradka ka tirsan gobolka Nugaal.
  • Waxaa xafladaasi ka soo qaybgalay cuqaal, indheergarad iyo aqoon yahan aad u farabadan.