Qeexid

"(-gyo, m.dh) Ilma yar oo lab, wiil."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cunug oo kali ah:
  • "Boqolaal qof oo guryahoodii dib ugu soo laabtay ayaa maanta barokacay, xaaladu waa qasan tahay, wadada warshadaha waxaa dhooban ciidamo taabacsan dhinacyada iska soo horjeeda" ayay tiro hooyo la cararaysa afar cunug oo ay dhashay.
  • Adigoo cunug yar ah, oo bidhi-bidhi leh, oo dad ku garab-taagan iyo cid lagaaga cabsado aan lahayn baa isa soo mutaxaya.