Qeexid

"ld cunno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cunto oo kali ah:
  • Degmadu wexey leedahay dukaamo, farmashiyayaal, xawaalad, ceel biyihiisa la sifeeyo, biibitooyin shaah, Bakhaarro cunto, Berkedo badan, afar masaajid iyo laba kale oo dhismohooda la bilaabay taasoo ka dhigi doonta tirada masaajidyada lix xabbo.
  • Weerarkan oo ah kii labaad ee muddo todobaad ah lagu qaado shaqaalaha hey'adda samafalka ayaa ku soo beegmay, iyadoo hey'adda WFP markab u raran oo sida gargaar cunto uu taagan yahay dekedda Merka.