Qeexid

U c.: u qalmid; u dhigmid.

Qeexid Xigta

U c.: ka helid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuntan oo kali ah:
  • Dixood inuu xidhiidh noocan ah la sameeyay wadamada Holland, Germany, Sweden iyo kuwo kale, uuna filayo inuu guul kasoo hoyn doono u cuntanta shicibka Somaliland.
  • Mushkiladaa oo ay wasiiro Hargeysa ka tegay Burco u tageen xal u helideeda ilaa hadda lagama qaadin talaabo cuntanta.