Qeexid

"Carruur cunto afka ugu gurid."

Qeexid Xigta

Cid cunno cunaysa maaweelin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cunsii oo kali ah:
  • Laakiin waxay iswaydiintu tahay waa sidee sida aad garta u Axalo-cunsiinaysaa.
  • Ministarku isagoo cawaandiyayntiisa sii wata, wuxuu sheegay in nimankaasi hadday ciyaar seel-seelida joojin waayaan in aanay ka baqan doonin ee ay kax bannaan isugu soo baxaan, kooda ciidda la cunsiiyo.