Qeexid

"Sida gasiinka loo cuno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cunitaan oo kali ah:
  • Intaas kadib shirku waxa uu galay fasax yar waxaana loo dareeray cabitaan iyo cunitaan.
  • Inkasta ooy jiraan xanuuno yar-yar oo bariisku ku keeno noolaha, sida calool-taag, waxa daraasad 2008dii soo baxdey sheegtay in cunitaanka bariiska waqti aad u dheer keento kansarka caloosha (fiiri Caafimaadka iyo Nafaqada Bariiska).