Qeexid

"eeg cun."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cunid oo kali ah:
  • Soomaaliya oo dhawriyo toban sano dawladeedii sii mootanayd, ayaa ilaa imika dadkeedu u haystaan in ay nooshay oo waliba rag waaweyni isku dilayaan raqdaa cunideeda.
  • Lakin waa loo wada jeedaa waxa laga dhaxlay inay yihiin: Madaafiicda AMISOM, Barakaca Shacabka, Jeenan cunid iyo Is-eedayn.