Qeexid

"Dhuunta cunnadu marto oo isku xirta afka iyo caloosha xaggeeda sare."

Qeexid Xigta

Wax cuna; cunaa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cune oo kali ah:
  • Qaar ka mid ah Dadkaasi ku sumoomay Raashinka dhacay ee ay cuneen ayaa lagaran waayay eheladooda..
  • C/lla Guure ayaa sheegay in qofka dhintay iyo kuwa xanuunsanaaya dhamaantood ku sumoobeen raashinkaasi oo ay cuneen, kaasoo la sheegay inay bixisay Ha'yadda ICRC.