Qeexid

"Xajiin oogada nafleyda ku dhacda oo keenta xoqod badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuncun oo kali ah:
  • Gaduudasho, cuncun, xanuun, dheecaan isha ka yimaada, oo ku xiran sababta.
  • Isnadaamisku wuxuu dhaliyaa is cuncunid siyaada ah dhibca guduudan (maqaarka cad wuxuu noqdaa guduud, kan madoobina wuxuu noqdaa beerbal) jirka meelihiisa laalaabka ah.