Qeexid

"Cunto quudasho."

Qeexid Kale

Cayayaan, nafley dhiig ka jaqid. 4. Cid il wax ku yeelid. 5. Ciyaar turub haad, haad kale oo ka adag ku qaadasho.

Qeexid Xigta

Qaniinyo wax ku yeelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cun oo kali ah:
  • Midda walaaca weyni nagaga jiraa waa siday fikradda uu safiirka MJ wataa madaxda ururkaas ugu cuntami doonto.
  • Illaah baa wax bad-baadsha’e, laakiin wer-werka muuqdaa waxa uu yahay cabsi laga qabo inay umusha iyo saddexda mataan u le’daan nafaqo daro iyo cunto la’aan.