Qeexid
ld cumur.
ld cumur.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: ld cimri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (dii.) Siyaaro sunna ah oo Kacbada lagu tago oo leh sida xajka xarmasho, dawaaf iyo socod. ld cimro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: cumur cumur m.dh C. ah: dhir aad isugu dhow oo aan la dhex mari karin; jiq. ld cumir.
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Dukaan, badeeco badan dhigid.
Qeexid Xigta: Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]