Qeexid

"ld cimmaamad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cumaamad oo kali ah:
  • Isagoo isku haysta inuu arrintii lagu tijaabinayay uu ku guulaystay, halkaana ay cumaamadii kaga dhacday xilkiina lagaga qaaday Cabdi Xuseen Ismaaciil (Cabdi-Madoobe), Hargeysa.
  • Fahmi wuxu isku taagay khamiis cad iyo cumaamad.