Qeexid

"ld cilmi."

Qeexid Xigta

w.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga culuun oo kali ah:
  • Mandheera (Haatuf) - 30 hablood oo dhallinyaro ah oo tababar afar bilood ahi uga socdo dugsiga tababarka Bilayska ee Mandheera, iyaga oo halkaa ku qaadanaya culuunta iyo shuruucda Bilayska.
  • Cilmiga bulshada (Social sciences) (علوم اجتماعية) Dhowr laamaha waxbarashada ka mid ah oo darsa xaaladaha dadka iyo saamynta ay ku leeyihiin deegaanadooda ayaa laysku yiraahdaa culuunta bulshada.