Qeexid

Culayska shey leeyahay; miisaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga culaab oo kali ah:
  • Obama ma moogana culaabta arintaas, waana taas midda uu qudbadiisii taxadarka badneyd ugu xishay inuu dadka kala hadlo iney la yimaadaan "masuuliyad" naftooda ku aadan.
  • Qaar ka mid ah Saraakiisha baaritaanada ee dalka itoobiya ayaa tilmaamay in laga buux dhaafiyay culaab ka tan badan miisaankii loogu tala galay in ay qaado.