Qeexid

(-do, m.l) Harag ari oo qaab sibraar loo habeeyey, oo laga ganacsado. ld cokad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine