Qeexid

"cufnaan u-eegan m.l (fiis.) Summad: d. Cufnaanta walax oo loo qaybshay cufnaanta biyaha. Cufnaan u-eegan (d) = cufnaanta walaxda (P)/cufnaanta biyaha (P). Mar haddii cufnaanta biyuhu ay le'egtahay 1000 kg/m3, cufnaanta u-eegan ee walaxi waxa le'egtahay 1/1,000 (hal kumaadka) cufnaanta walaxda."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cufnaan oo kali ah:
  • Haddii ka qaybgalka Dwight York ka qaybqaato cufnaanta kooxda, waa hurti la’ inay kaalin sare ka cidhiidhsan doonto.
  • Haddii ay tahay Cufnaanta Walaxi 1000 Garaam oo ah 1kg, Cuf isjiidka dhulka waxa uu noqonayaa 10 Niyuton, Oo macnaheedu yahay 1kg dhulka guudkiis waa 10 Niyuuton.