Qeexid

"Inta walaxdu ka koobantahay maaddadeeda."

Qeexid Xigta

ld cub 1 (1).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuf oo kali ah:
  • Neefta Niyoon waa mid bilaa midab ah, bilaa ur ah marka heerkulku caadiga yahay, isla markaana leh labinlaab cufka hawada caadiga ah.
  • Haddii aad si fiican ugu eegtid weyneeysada ameebadu waxay u egtahay cuf ma-qumane ah oo ka samaysan borootobalaasma u eg xab.