Qeexid

"cudurrada galmada (C.G.) m.dh (daaw.) (C.G.) Cudur kasta oo la isugu gudbiyo galmada ama isutagga ragga iyo dumarka. C. g.du waxay ka koobanyihiin: eydiska, xabbadda (waraabow), jabtada, herbiska cawrada."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cudurrada oo kali ah:
  • Waa kiimiko halis ku ah caafimaadka dadka, cudurrada Kansarka qaar ka mid ah ayaa loo aaneeyaa, taranka bini-aadamka inay dhaawacdo ayaa lagu tilmaamaa, maaha maaddo lagu la kaftamo laga na agdhoweeyo bulshada iyo meelaha ay ku ururto.
  • Waxa kale oo jira dawooyin iyo daaweynno aad u fara badan oo la kala dooran karo oo lagu bogsan karo ama fududeeya in la noolaado iyada oo la qabo cudurrada qaarkood.