Qeexid

"Xubinta u dhexeysa garabka iyo xusulka."

Qeexid Xigta

Xoog; awood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cudud oo kali ah:
  • Deegaanka Puntland, ayuu ku sheegay in ay ka jirto ammaan-buuxa, waxaana uu tilmaamay in aysan jirin habayaraatee cudud ka soo horjeeda Puntland oo dagaal toos ah la gali karta Ciidanka Puntland.
  • Dabadeed cududdeenii baa wiiqantay; caqligeennii baa kala dhantaalmay; aayaheennii baa aydu cuntay.