Qeexid
Wax qaabkiisu isu dheellitiranyahay ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax qaabkiisu isu dheellitiranyahay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg cuddoon. ld cuddoonaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld ciddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld cuddoonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax aqbalid.
Qeexid Xigta: Wax qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Go'aan.
Qeexid Xigta: Maamul guddoomiye madax ka yahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld cuddin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: cuddad cuddad m.dh (-do, m.l) 1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah.
m.f.dh
Qeexid: eeg cuddi. ld cuddis, cutin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-oommo, m.dh) Nin aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; cabiid; bidde.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-oomo, m.dh) Naag aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; biddad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: F. ah: wax si loo helo adagtahay; dhif, naadir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Wax dhinac u dhicid.
Qeexid Xigta: Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof).
Qeexid Kale: Dib u noqosho (wax). ld gaddoon2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld geddoomid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax cusub ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meerayaasha waaweyn mid ka mid ah; dusaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld geddoomid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oomay, -oontay; -oomi) ld geddoon2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin gaaban oo aan da'diisu ka muuqan.
Qeexid Xigta: Dab, webi, bad iwm agtooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan.
Qeexid Xigta: Gabar da' weyn oo aan la guursan; guumeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]