Qeexid

"ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf."

Qeexid Xigta

“C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cub oo kali ah:
  • Kuuba ama ENGKISH Cuba waa wadan ku yaala wuqooyiga Ameerika.
  • Sannadkii 1898-kii, ayaa dagaalkii weynaa ee Maraykanku la galay Spanishka, waxa uu kaga qabsaday Xarunta Guantanamo Bay ee dalka Cuba.