Qeexid Xigta

Meel an naqeeda weli la daaqin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cosob oo kali ah:
  • Nabadon Cosobow, wuxuu sheegay inuu ka warhelay arintaas uuna ka dhuntay guriga, isagoo yiri: "Ciidamada gurigeynta yimid, waxay ka mid ahaayeen ilaalada gaarka ah ee Max'ed Dheere, waxayna doonayeen inay i dilaan, balse taas uma suurogelin".
  • Cali Caraaye Cosoble - Xubin, Max'ed Rooble Jimcaale - Xubin, Cali Xabbad - Xubin, Yaxye Sheekh - Xubin, Xasan Maxamed - Xubin, Jaamac Xaashi - Xubin.