Qeexid

"(-do, m.l) Guri ka sameysan qoryo iyo caws oo si ku meel gaar ah loogu noolaado ama wax loogu gato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cooshad oo kali ah:
  • Qaar ka mid ah dadka ku barakacay degaanada celasha biyaha ee gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegay in dhibaato xooggan ay roobabkii xalay kala kulmen kadib markii ay dumeen guryaha cooshadaha ah ee dadkaasi ay dhisteen.
  • Sidoo kale ruuxaan u hadlay dhibanayaasha, ayaa sheegay in dadkii kale ee kaamka ku haray aysan baqdin weyn ka qabaan darbi kale oo laga dareemayo jileec aad u fara badan ayna qaarkood billaabeen inay ka cararaan cooshadahooda.