Qeexid

"ld cooshad."

Qeexid Xigta

Cafish.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga coosh oo kali ah:
  • Darbi weyn ayaa ku dumay 21-aqal oo ka sameysan cooshado, kuwaasoo ku yaallay xaafadda wajeer ee Degmada Kaaraan, waxaana kaamkaan ku dhintay wiil yar iyadoo ay ku dhaawacmeen hooyadii gabar la dhalatay iyo ruux kale oo kaamka ku jiray.
  • Dadkan dhibaatada la soo daristay ayaa ku jira xeryo ka sameysan guryo cooshada ah oo ka kooban baakada iyo baco laysku xirxiray umana adkeysan karaan roobabka da'aya iyo qoraxda.