Qeexid
/dh Daruur cufan oo ay biyo ka buuxaan.
/dh Daruur cufan oo ay biyo ka buuxaan.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dhal xoolaad hooyadood qool ku nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-iyo, m.dh) Jar; gebi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -iyay, -iday
Qeexid: Wan, lax kudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maal; hanti.
Qeexid Xigta: Xoolaha la dhaqdo. ld cuud1 (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin gaaban oo aan da'diisu ka muuqan.
Qeexid Xigta: Dab, webi, bad iwm agtooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan.
Qeexid Xigta: Gabar da' weyn oo aan la guursan; guumeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Timo aad u baxay oo aan laga shaqayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo/malloolli, m.dh) Nafley lab ah oo xubinta taranka aysan shaqeynayn ama wax rimin karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld cooshad.
Qeexid Xigta: Cafish.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax tijaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]