Qeexid

"Timo aad u baxay oo aan laga shaqayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga coof oo kali ah:
  • Dhiire Coof ayaa wararku shegayaan in uu muddo ku noolaa gobolada Puntland isaga oo u tagey Garowe booqashada gabar uu qabey.
  • Dhegaystayaashayadow, waxaynu soo gaadhnay amintii aanu idiin soo gudbin jirnay wixii war ee raadyowgu soo xaab-xaabay, waana kan warkii oo inoo waramayo weriye coofle.