Qeexid

"Maal; hanti."

Qeexid Xigta

Xoolaha la dhaqdo. ld cuud1 (4).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cood oo kali ah:
  • Amiin Daacad ayaa sheegay in dagaalka ay ku gacan sareeyaan ciidamada Maxkamadaha Islaamiga, isagoo ka gaabsaday inuu sheego qasaaradaha dagaalka ee dhinacooda.
  • Wasiirka ganacsigu wuxuu intaa ku ladhay oo uu ka dalbaday ganacsatada inay iyana dhinacooda ku dedaalaan sidii ay cashuurta u bixin lahaayeen.