Qeexid
ld collob
ld collob
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-bo, m.l) Meel ciriiri ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hilib si yaryar oo oodkaca ka waaweyn loo jaro oo subag lagu shiilay ku jira.
Qeexid Xigta: Oodkac. ld coldhob, locob.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (u) Koox dad ah oo hubeysan.
Qeexid Xigta: Laba qof ama ka badan oo isu haya dareen nacayb iyo isdiidmo ku jiro.
Qeexid Kale: (u) Koox dad ah oo shaqo ka dhexeysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]